Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta

Cirjeex ama loo yaqaano magacyada kala ah (Cirjiir) ama (Mushtari) waa meeraha 5aad ee ugu dhow qoraxda ayadoo u jirta masaafo dherer dhan 5.2 AU, iyo 318 jeer muga dhulka. Sidoo kale, Cirjeex waa kan ugu weyn meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay Waa meere neef (gas) ah, oo jawigiisuna ka samaysan yahay isku dhisyo Haydarojiin iyo Hiliyaam, oo tartiib u noqda haydarojiin dareerto ah. Waxaa suurto gal ah in meeruhu lee yahay bu’ is haysata oo dhagax iyo baraf ah.<ref>"dhagax iyo baraf" Jurmiweynidu oo qabo awgeed, Cirjeex wuxuu lee yahay cufisjiidad aad u weyn, wuxuuna soo jiidaa dibdheerooyin (kometer) iyo dhadhaabyo (asteroider) oo isaga ku dul dhaca, haddi kalena dhulka ayey kusoo dhici lahaayeen. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Boromiin (Sawirka) uu yahay curiye kimiko ah oo astaantiisu tahay (Br) isla markaana tirada atomkiisu tahay 35?
- ... in boromiintu ay ka tirsan tahay neefaha halogenska ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye?
- ... in boromiintu aysan inta badan kaligeed u jirin, balse ay ku jirto isku dhisyo cusbo ah?
- ... in boromiintu ay la falgasho curiyeyaasha kale sida Aaydhiinta iyo Koloriinta?
- ... in boromiintu ay si fudud u milanto, taas oo sababta in laga helo tiro badan oo ku jirta biyaha badaha?
- ... in iskudhisyada boromiinta ee loo yaqaan Boromaaydh loo isticmaalo samaynta walxo ay ka mid yihiin sunta xasharaadka iyo kiimikooyin kale?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo