Montenegro waa wadan ku yaalo koonfurta Yurub. wadankaan magaciisa waxaa laga wadaa "buurta madow" waxoona xuduud la leeyahay wadamada Kroatia,Serbia, Bosniya iyo Badda Atriatik, caasimada wadanka waa Podgorica.

Montenegro