Dayaxa raage
(Waxaa laga soo toosiyay Epimetheus)
Dayaxyada Raage Meereha Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee Bahda Qoraxdu Midaysay, wuxuuna leeyahay 62 dayax.

Liiska
Muuqaalo
- Qaar ka mid ah Dayaxyada Raage
- dayaxa Iapetus ee meeraha Raage.
- dayaxa Enceladus ee meeraha Raage.
- dayaxa Tethys ee meeraha Raage.
- dayaxa Prometheus ee meeraha Raage.
- dayaxa Epimetheus ee meeraha Raage.
- dayaxa Janus ee meeraha Raage.
- dayaxa Phoebe ee meeraha Raage.
- dayaxa Dione ee meeraha Raage
- dayaxa Mimas ee meeraha Raage.
- dayaxa Hyperion ee meeraha Raage.