Af Moore
Af Moore waa luqad laga hadlo Burkina Faso, Benin, Xeebta Foolmaroodi, Gaana, Mali, Togo, Nayjar iyo Senegaal.
| Af Moore | |
|---|---|
| Mooré, More, Mossi Mòoré | |
| Dhalad u ah | Burkina Faso, Benin, Xeebta Foolmaroodi, Gaana, Mali, Togo, Nayjar, Senegaal |
| Qoomiyada | Mossi |
| U ah afka hooyo | 12 milyan (2012–2022) |
| Qoyska luqada | Niger–Congo
|
| Hab qoraalka | Far Laatiin(Xuruufta Mooré), Far N'Ko |
| Xaalada Rasmiga | |
| Ka ah Luqad rasmi | Burkina Faso |
| Koodka luqada | |
| ISO 639-2 | mos |
| ISO 639-3 | mos |
![]() Meelaha Af Moore laga hadlo | |
Qoraal Tusaale
wax ka badalLaga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
wax ka badalNinsaalbã fãa sã n doge, ned fãa so a menga, ned pa rogd n yaa yamb ye, nebã fãa zema taab b yel-egdɩ la b burkĩndlem wɛɛngẽ. Nebã fãa tara yam la tagsgo, ned fãa togame n vɩɩnd ne a to saam-biir pʋgẽ.[1]
Tarjumad
wax ka badalAadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.
