Adana (Af Carabi: أضنة; loogu dhawaaqo [aˈda.na]) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana xarunta gobolka Çukurova. Adana waa magaalada shanaad ee ugu waaweyn magaalooyinka dalkaasi islamarkaana ugu hormarsan haday noqoto dhaqaale, warshaddo, waxbarasho iyo waliba gaar ahaan dhanka wax soo saarka beeraha iyo dhamaan cunooyinka oo ay Adana caanka ku tahay.

Adana
Magaalada Adana
Kor: Xaafadda Çukurova, Bidix: Stationka Tareenada Adana, Midig: Buundada Taşköprü, Bidixda 2aad: Sheraton Adana, Midigta 2aad: Masaajidka Sabancı, Hoos: Xaafadda White Houses.
Kor: Xaafadda Çukurova, Bidix: Stationka Tareenada Adana, Midig: Buundada Taşköprü, Bidixda 2aad: Sheraton Adana, Midigta 2aad: Masaajidka Sabancı, Hoos: Xaafadda White Houses.
Map
Wadanka Turkey
GobolkaAdana
La helay6000 C.H (8026 sano)
Ismaamulka1871 (154 sano)
DegmoSeyhan, Yüreğir, Çukurova, Sarıçam
Dawladda
  NoocaGolaha Degmada
  GuddigaAdana Metropolitan Municipality
  Duqa magaaladaHüseyin Sözlü (MHP)
Bedka
  Wadarta
1,945 km2 (751 sq mi)
Joogga
23 m (75 ft)
  Cufnaanta883.02/km2 (2,287.0/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+2 (EET)
  Xagaaga (DST)UTC+3 (EEST)
Boostada
01xxx
Koodhka goobta0322
Licence plate01
Websaydhkahttp://www.adana.bel.tr

Sidoo Kale Fiiri

wax ka badal