500 (tiro)
500 (ingiriis: five hundred) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta shan boqol taas oo ah godka shan boqol iyo kowaad ee tiroda.
| ||||
|---|---|---|---|---|
| Tiro qiime | shan boqol | |||
| Ordinal | 500aad (shan boqolaad) | |||
| Isirayn | 22× 53 | |||
| Tiro roman | D | |||
| Labaale | 1111101002 | |||
| Saddexaale | 2001123 | |||
| Afaraale | 133104 | |||
| Shanaale | 40005 | |||
| Senary | 21526 | |||
| Octal | 7648 | |||
| Laba iyo tobanaale | 35812 | |||
| Tobanaale | 1F416 | |||
| Vigesimal | 15020 | |||
| Sal 36 | DW36 | |||
Tiroda 500 waa lambarka shan boqolaad ee lambarada, waxaana ka horeeya 499, waxaana ku xiga 501. Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Sadex-godleey.