Deegaanka wadaagsin, waa deegaan xijiyeed dhaca waqooyiga degmadda ceerigaabo, waana xarunta ugu wayn ee - u kasoo baxo dahabka gobolka Sanaag, waxay hoos tagtaa magaala xeebeeda Jilbo.

Waxa dega beesha muuse tuurwaa oo kamid ah beelaha muuse ismaaciil ee Gobolka Sanaag.