Ningning

Heesaa Shiinees ah

Ning Yìzhuō (宁艺卓) si fiican loogu yaqaan Ningning (宁宁) waa heesaa Shiinees ah oo hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.[1]

Ningning
Ningning ee 2024
Macluumaadka asalka
Magaca dhalashadaNíng Yìzhuō
Dhashay (2002-10-23) October 23, 2002 (Da’da  23)
Harbin
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2020–hada
CalaamadahaSM Entertainment
Falalka la xiriiraAespa