Midowgii Sofiyet (Af-Ruush: Союз Советских Социалистических Республик) ama markii la soo gaabiyo СССР (af-Ingiriiska neh USSR), wuxuu ahaa dowlad ku taalay bariga Yurub iyo Aasiya gaar ahaan wadanka hadda loo yaqaano Ruushka. Wadankaan wuxuu jiray 1922dii ilaa 1991dii. Sofiyet waxee ka koobneet wadamo aad u badan isla markaas neh waxee eheed wadanka aduunka ugu weyn oo jamhuuriyad ah, waxaana looga hadli jiray luqada af ruushka iyo 14 luqadood.

Midowga Jamhuuriyaal Hantiwaadaga Sofiyetka
USSR  (Af-Ruush)
Calanka Midowga Sofiyetka
Calanka
Goobta uu ku yaalo Midowga Sofiyetka
Aasaaskii
Furaha Internetka.su

Dawladaha xubnaha ka ah

wax ka badal

Dhaqaalaha

wax ka badal