Guri
- Boga "Aqal" waxaa laga soo toosiyay halkan."
Guri ama minin (Af Ingiriis: house; Af Carabi: منزل) (sidoo kale loo yaqaano aqal) waa dhisme loogu talogalay in laga dhigto hooy. Guryaha waxaa laga dhisaa caro, geedo, biro, musbaaro, muraayado iyo noocyo kale oo qalab ah.[1]

“Guri walba mid baa dhisay, laakiin kan wax walba dhisay waa Ilaah.” (Cibraaniyada 3:4)
Muuqaalo
Caddayn
Linkiyo Banaanka
- Bclub19
- Markacadey Archived Diseembar 19, 2013 // Wayback Machine
- Sawiraan Kabanka Soomaalida iyo Masa Archived Diseembar 20, 2007 // Wayback Machine
Tixraac
- ↑ Charles Geshekter, "Somali Maritime History and Regional SubCultures: A Neglected Theme of the Somali Crisis
Wikimedia Commons waxay heysaa war la xiriiro Category:Houses.