Duqa magaalada
Duqa magaalada (Af Ingiriis: Mayor; Af Carabi: عمدة; loogu dhawaaqo: /ˈmɛər/ ama /ˈmeɪər/, asal ahaan ka timid erey Latino maior [majˈjɔr], macnaheedu yahay "wax weyn") waa sarkaalka ugu sareeya xafiiska dowlada hoose ee magaalo, caasimad ama deegaan kale leeyahay.
Sidoo Kale Fiiri
- Badhasaab (Gudoomiya Gobol)
- Xoghaye
- Dowlad Hoose
- Golaha Deegaanka