Ha ku khaldin "Ceel"

Dar  (Af Ingiriis: watering trough, Af Carabi: حوض) waa weel ka sameysan bir, qori (alwaax), harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1]

Dar biyo ku jiraan, Australiya.
Dar fardo

Sidoo kale eeg

wax ka badal

Xiriiriye dibadeed

wax ka badal
  1. GL Norbury (1992). "Electrified watering trough that excludes Kangaroos". The Rangeland Journal. 14 (1): 3–8. doi:10.1071/RJ9920003.